Side Topics often discussed: Advertise on Google, Google Adwords, Google Adsense, Adsense, General Money Making articles, Online Business Opportunities, How To Make Money On the Internet, Easy online income, Free online business, and many more.
|
|
Home Latest Videos Ciidanka Badda Soomaaliya oo lagu tababarayo Muqdisho oo gaaraya 500 askari
xasan cuti
said:
|
||||||||||||||||||||||||||
Midda koowaad, dowlad barri nabad ku soo dabaali la sidey bada u tageyJawaabtu waa, badda Al-Shabaab ma joogto oo nabadeynteedu waa ka fududdahay tan barriga ee Muqdisho. Midda kale, ciidankastaa oo la helo waa mid dalka u dhisan, marka haddii loo baahdo tuutaha iyo qoriga aa loo dhiibaa ALshbaabna la isaga difaacaa. Hadii la yiraahdo ciidan baan u tababareynaa Alshabaabka, waa ay isi soo miineynayaan oo goobta tababarka ka soo qayb galaayaane sii la dhahaa hee. Marka saan wax dhaama ma leh. Aaway ii sheeg, waxaa kaloo jira in Burcad badeedka dadka la yiraah shaatiga loo laablaabto oo la iska dhiciyo waa mid ayadana haddatan la joogo loo baaahan yahay ee sxb, waa in dekedaha maraakiibta kusoo xiraneysa la nabadeeyaa, taasna ogoow. Siina korsaar in aduunka wax looga soo dhacsanaayo hadii loo sheego burcad badeedka la dirir keedii waa la wadaa. Soo sax maaha? |
Arslaan
said:
| dowlad barri nabad ku soo dabaali la sidey bada u tagey waa su'aal u bahan in leysweydiiyo, aniga fikradeyda ma ahn wax suurgal ah waxaan u arkaa in lagu cayaarayo dareenka shacabka dagaalka ka daalay, oo la meel uu tago aduunkii dhan kasoo xermay wadankii dowlad aan wax qaban karin iyo wadaado dagaal ma ahne wax kale aan rabin isku baheysteen waaye, fadlan ka joojiya beenta shacabka, |
Cadde
said:
| Aad ayaan ugu farxay inaan indhahayga saaro dhalin diyaar u ah dalkooda inay ka daafacaan cadawka kusoo duulay iyo kuwa ka qowlasateysataba.. waxaan kaloon jeclaan lahaa kuwa Afganistaan iyo Sheyshaan inoogu imaanaya in ayaguna laga difaacayo dalkeenii gaajada iyo xabadu dadka lu leynayso. |
Yusuf Osman
said:
| i liked the way they are training the Navy and that is absolutely good idea, so i would suggest keep it up officer. way ku mahadsanyihiin sida ay u tababarayaan let us see what is the next step. |
Somchat web master
said:
| Sida aad arkeyso, waxaan ogolaanay inaad dhiibato fikradaada. Sidaa darteed fadlan ahaaw qof masuul ah oo afkiisa laga magan galo. Macnuhu waa, dadku haka faa'iideystaan qoraalka aad qorto. Maadaama lagu jiro xilli dagaal ka socdo dalkeena, waxaan rajeynayaa in si degan aan wax is weydiin iyo wadahadal ku yeelano. |
Write comment
Copyright 2007. All Rights Reserved.
| < Prev | Next > |
|---|
Work From Home? What is the number 1 'Work At Home' job out there? Wanna Find Out? Saturday, 06 June 2009
As more companies are looking for ways to save money, the number ofwork from home data entry jobs are increasing. Corporations are looking at ways to... Read more...
Five Golden Steps to Make Money On the Internet
Sunday, 24 May 2009
If you have been researching a way to make money online, there are some simple Internet Income Source tips and solutions that you can... Read more...
Sunday, 24 May 2009
If you have been researching a way to make money online, there are some simple Internet Income Source tips and solutions that you can... Read more...
The Five Golden Steps to Make Money and Internet Income Online
Sunday, 24 May 2009
Today, I will teach a basic lesson. What isGoogle Adsense? Adsense is a term used by Google for their online ads. It is the program they offer to... Read more...
Sunday, 24 May 2009
Today, I will teach a basic lesson. What isGoogle Adsense? Adsense is a term used by Google for their online ads. It is the program they offer to... Read more...
Saturday, 04 July 2009
This video is a sneak peak to Gravity of Hope's in depth documentary detailing the adversities the Somali Community faces daily Read more...
Monday, 22 June 2009
Dhaqatiirta shisheeye ee ka shaqeeya dalka Soomaaliya ayaa ah kuwa naftooda geliya qatar oo aanan wax ilaalo ah laheyn hase yeeshee weli ka dhex... Read more...
Tuesday, 16 June 2009
Dhalinyarada xeryaha ku xareysan oo naftooda u huraya inay u tahriibaan wadamada qaniga ah sida kuwa Yurub. Ismail Abdullahi Ismail oo ku... Read more...
Shugri Diiriye Roobleh (Shugri Shacni) oo Qaadaysa Jacayl Thursday, 16 July 2009
Waa Hees aad u macaan oo ay kuugu luuqaynayso fanaanada da'da yar ee Shugri Diiriye Roobleh (Shugri Shacni). Heestan "Boholyoow" Waxaa... Read more...
Tuesday, 16 June 2009
Tanya oo noo qaadaysa Gabar Adag. Heestaan oo ay noo soo diyaariyeen film ahaan kooxta SOMTV ayaa ah mid aad u xiiso badan maadaama gabadhan... Read more...
Saturday, 06 June 2009
Balanbaalis, waa Xasan Aadan Samatar oo codkiisa aad u macaan yahay. Waayo waayo. Fadlan sanadka heesta uu qaaday haddii aad garaneyso iisoo sheeg. Read more...
Monday, 22 June 2009
Waa riwaayad ka hadlaysa nolosha ragga iyo dumarka ka dhexeysa haddii ay qoys yihiin isna af garan waayaan waxyaabaha ka dhex dhici karta. Hadii... Read more...
Saturday, 06 June 2009
Riwaayadan Qosolka Badan! Heeso macaana leh. Waa 4 qayb ee fadlan hadba qayb daawo. Jilayaasha waa ilka Case iyo Hiiraan Read more...
Wednesday, 03 June 2009
Free Style Somali Stand up Comedy...Part of Lamaane Movie...Somali Comedy by Abdihakin BR Read more...
Funka

Xulkii Xassan Aadan Samatar Tuesday, 02 June 2009
Heeso Xul ah oo Xassan Aadan Samatar Qaadayo - Waa Album ama Playlist Read more...
Tuesday, 02 June 2009
Xasan Adan Samatar - Ha Liican Ha Leedin. Waa Hees macaan Read more...
Dadka Jooga
Somali Comedy